About Us

Roda Havet Forening was established in 2003. A community organisation, based in Stockholm, Sweden, we are there to support the needs of the Somali community. We support Somali people who have newly arrived in Sweden, as well as those who have been living in Sweden for a number of years. We believe it is important for the smoothest integration into the community for members of the Somali community to feel welcome and at home when living in Sweden.

Ururka Badda Cas waxa la aasaasay 2003. Waxa uu fadhigiisu yahay magaalada Stockholm ee caasimadda Iswidhan. Waxa uu ururku u taagan yahay in uu caawiyo jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan gobolka Stockholm. Dadka ku cusub dalka iyo dadkii muddada dheer deggenaa labadaba waa urur u taagan taageeriddooda. Waxa muhiim ah isku xidhnaanta dadka iyo fahamka nidaamka dalkan. Ururkani waxa uu u furan yahay qof kasta oo buuxiya shuruudaha u yaalla ururka. Waxa uu ururkani xoogga saaraa dhallinyarada iyo carruurta oo loo sameeyo tartanno ku saabsan sheeko- gaaban iyo maansada oo lagu qorayo afsoomaali ama afiswidhish.

About Us

Roda Havet Forening was established in 2003. A community organisation, based in Stockholm, Sweden, we are there to support the needs of the Somali community. We support Somali people who have newly arrived in Sweden, as well as those who have been living in Sweden for a number of years. We believe it is important for the smoothest integration into the community for members of the Somali community to feel welcome and at home when living in Sweden.

MEET THE TEAM


SAYID - AHMED JAMA, Ordförande

Roda Godane, Vice ordförande

Bashir Jamac Adan, Ekonomienhet Kassör

Abdinasir Mohamed, Sekreterare

Ahmed IBRAHIM, Media och Säkerhetsansvarig

Ahmed IBRAHIM, Media och Säkerhetsansvarig

Ahmed IBRAHIM, Media och Säkerhetsansvarig

Kamal Qasali, Ledamot

Ibrahim Omar, Solidaritet & Social frågor

Hafsa M Hassan, Ledamot

Ahmed Omar Abdi, Ledamot